Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Wafdi ka socda QM

Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Wafdi ka socda QM

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo ay wehlinayaan madaxweyne ku xigeenka iyo Wasiika Arrimaha Gudaha dowladda Galmudug, ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Qarmada Midoobey.

Hay’adda Qaramada Midoobay iyo Madaxda Galmudug ayaa ka wada hadlay  howlo shaqo ee la Xariira Horumarka Galmudug iyo Hormarinta xarunta dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb.

Ad