Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Wafdi ka socda ICRC (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Wafdi ka socda ICRC (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda ICRC oo maanta soo gaaray magaalada Dhuusamarreeb ee xarunta Dowladda Galmudug.

Wafdigan ayaa u kuur galaya xaaladaha bini’aadannimo ee ka jirta deegaanada Galmudug, gaar ahaan dadka ay sida xoogan u saameesay abaarta ku dhufatay deegaanada Galmudug, iyadoona gaba gabada kulanka uu madaxweynaha kaga mahad celiyay Wafdiga booqashadooda Galmudug.

Ad