Home Wararka Maanta Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta Kulan la qaatay Danjiraha Dalka China u fadhiya Soomaaliya Mr. FEI Shengchao.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, dhiirogelinta xiriirka ganacsiga iyo horumarinta Kaabayaasha dhaqaalaha Galmudug.

Ugu danbeyntii, Madaxweynaha ayaa ka mahadceliyay kulanka iyo guud ahaanba garab istaagga dowladda China.

Ad
Previous articleBoliiska Kenya oo Beeniyay in Qaraxyo ay ku jiraan Suuq ku yaala islii oo Lagu Kala cararay
Next articleGalmudug oo xaqeejisay in Shirkii Farmaajo iyo Rooble Lagu kala tagay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here