Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa munaasabada maalinta dhallinyaradda awgeed hambalyo udiray guud ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Madaxweynaha ayaa bogaadiyay waxqabadka iyo kaalinta dhallinyada ee ku aadan qarandhiska iyo dowlanimada.
“xuska munaasabadda 15 May,sanadguurada 78-aad ee aasaaskii ururkii gobannimo doonka ahaa ee SYL awgeed, waxan hambalyo u dirayaan dhammaan dhallinyarada soomaaliyeed”
Ad