Home Wararka Somaliya Galmudug Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Baxdo (Sawiro)

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Baxdo (Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, iyadoona halkaasi soo dhawayn ballaaran ay ugu sameeyeen shacabka iyo maamulka degmada.

Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa xubo ka tirsan aqalka sare ee BFS, wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowlada Galmudug iyo gudoomoyaha Gobolka Galgaduud waxaana madaxweynuhu uu gacan qaaday guud ahaan dadkii kusoo dhaweeyay degmada Baxdo, isagoona xusay in shacabka degmada Baxdo ay muujiyeen geesinimo, iskana diideen duullaankii qaawanaa ee kooxda xagjirka ah ku soo qaaday degmada.

Ad
Previous articleAxmed Madoobe oo furumaha dagaalka ku booqday ciidanka loo Diyaariyay in Alshabaab Weeraraan (Sawirro)
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Hambalyo udiray dadka Soomaaliyeed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here