Home Wararka Caalamka Madaxwaynaha cusub ee Iran oo shaaciyay hadal ka farxiyay madaxda Xamas

Madaxwaynaha cusub ee Iran oo shaaciyay hadal ka farxiyay madaxda Xamas

0

Madaxweynaha la doortay ee Iran Masoud Pezeshkian ayaa u xaqiijiyay Ismail Haniyeh, madaxa xafiiska siyaasada ee Xamaas, in “arrinta Falastiin” ay noqon doonto mudnaanta dowladiisa, sida lagu daabacay Shabakadda One TV ee ay dowladdu maamusho.

Isaga oo khadka taleefoonka kula xiriiray Haniyeh ayaa Bezeshkian waxa uu dhaleeceeyay weerarkii ay Israa’iil dhawaan ku qaaday Khan Younis ee Marinka Gaza.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in Pezeshkian uu carabka ku dhufatay in qadiyada falastiiniyiintu oo ah arin muhiim u ah caalamka islaamka ay muhiimad gaar ah u leedahay dawladiisa.

Pezeshkian ayaa sidoo kale wada hadal dhanka taleefoonka ah la yeeshay Mahdi al-Mashat, madaxa golaha sare ee siyaasada xuutiyiinta Yemen.

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleCumar Xuseen oo Kamid ahaa Dadkii kusugnaa Maqaayada Top Cofee oo xalay Qarax Culus uu ka dhacay iyo Wixii uu arkay
Next articleNinkii Toogtay Trump oo lagu Tilmaamay Mod Ixtiraam iyo Aamusnaan Badnaa