Home Wararka Maanta Madaxda Galmudug iyo Konfur galbeed oo Shuruudo ku xiray ka Qeyb-galka Shirka...

Madaxda Galmudug iyo Konfur galbeed oo Shuruudo ku xiray ka Qeyb-galka Shirka Wadatashiga

0

Madaxwaynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa ku xiray 2 Shuruud ka qaybgalkooda Shirka Muqdisho.

1- in Shirka lagu qabto meel ka baxsan Xalane.
2- In Dowladda Somalia ay isugu yeero Shirka, sheegtana Waqtiga iyo goobta.

Madaxda Jubbaland, Puntland iyo Hirshabelle ayaa Muqdisho ku sugan waxaana Wili dalka ka maqan Madaxda Maamulada Konfur galbeed iyo Galmudug.

Shirkaan Labadaan Masuul ay diideen waxaa Garwadeen ka ah Beesha Caalamka, waana Shir Loo arkayay inuu yahay mid xal miradhal ah keeni kara

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleWasaarada Qorsheynta Galmudug oo gaadiid ku Wareejisay Wasaarado ka Tirsan Galmudug (SAWIRO)
Next articleCiidamada Nabad sugida Galmudug oo Howlgallo ka sameeyay Dhuusamareeb