Home Wararka Maanta Maamulka Gobalka Banaadir oo Dib u dhigay Xiliga ay Furmayaan iskuulada Gobalka...

Maamulka Gobalka Banaadir oo Dib u dhigay Xiliga ay Furmayaan iskuulada Gobalka Banaadir

0

Agaasinka waxbarashada gobolka Banaadir ayaa sheegay in wax ka badel lagu sameeyey sannad dugsiyeedka 2023-2024.

Sannad dugsiyeedkan ayaa furmi doona 2da Sebtembar 2023, waxa uuna xirmi doona 6da Juun, 2024.

Sidoo kale waxaa kale oo la kordhiyey maalmaha dhigashada casharada oo laga dhigay 6 maalmood (Sabti ilaa Khamiis) ee asbuuca si loo dhamaystiro Manhajka.

Ad