Home Wararka Maanta Maamulka garoonka Aadan cadde oo beeniyey warar lagu baahiyey Baraha bulshada

Maamulka garoonka Aadan cadde oo beeniyey warar lagu baahiyey Baraha bulshada

0

Maamulka garoonka Aadan cadde ee Magaalada ayaa soo saaray Warsaxafadeed lagu beeninayo warar lagu baahiyey Baraha bulshada saacadihii la soo dhaafay oo sheegayey in shaqada garoonka uu hakad ku yimid.

Qaar ka mid ah warbaahinta gudaha iyo baraha bulshada ayaa tebinayey in shaqada garoonka ay hakad gashay ka dib markii shaqo joojin lagu sameeyey shirkad shidaalka siisa dayuuradaha garoonka yimaada, arintaas ka dambeysay khilaaf soo kala dhex galay madaxda shirkada iyo wasiirka gaadiidka iyo Duulista hawada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleMiliteriga Israa’iil oo duqeeyay marinka Qaza
Next articleWararkii ugu Danbeeyey Dagaal Qaraar oo Ciidamada Galmudug iyo Alshabaab ku Dhexmaray Koonfurta Mudug