Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Laftagareen oo Gaaray Magaalada Jigjiga Xili uu itoobiya Iyo Soomaaliya Xiisad ka...

Laftagareen oo Gaaray Magaalada Jigjiga Xili uu itoobiya Iyo Soomaaliya Xiisad ka Dhex jirto(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Jig-jiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jig-jiga Wafdiga Madaxweynaha waxaa kuso dhoweyey Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Muxamed,Wasiiro,Xildhibaano,Saraakiil Ciidan iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Socdaalka Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ee Magaalada Caasimada Jig-jiga ayaa ku qotoma sidii isaga iyo Madaxweyne Mustafi ay uga wada hadli lahayeen Iskaashi ku qotoma Xaqiijinta Amniga labada Xuduud, iyo la Dagaalanka Maleeshiyaadka Argigixisada Alshabaab.

Ad
Previous articleGaari uu lahaa Xildhibaan ka Tirsan Galmudug oo Qarax lala eegtay
Next articleMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Xariga ka jaraya Safarada Soomaaliya ee uganda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here