Home Wararka Somaliya Galmudug Labad aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Gudoon KMG loo sameeyay (Sawiro)

Labad aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Gudoon KMG loo sameeyay (Sawiro)

0

Guddoonka labada aqal ee BJfS ayaa waxaa si ku meel gaar ah waxaa ula wareegay labada xildhibaan ee ugu da’da weyn ee labada gole oo kala ah.

Aqalka sare waxaa xilka haaynaya Sen, Maxamed Cali Yuusuf Gaab gaab ( waxaa laga soo doortay deegaanada Puntland ).

halka golaha shacabka uu xilka sii heyn diino Cabdisalaan Xaaji Axmed Liibaan Dhabancad.( waxaa laga soo doortay deegaanada Galmudug ).

Labada Masuul ayaa xilka si ku meel gaar ah u hayb doono inta si rasmi ah looga dooranayo labada guddoomiye.

Ad
Previous articleXildhibaano gaaraya 80 xildhibaan oo Maanta shahaadada la siiyay iyo KGS oo dhamaantood qaadatay
Next articleDeg deg 16kii kursinee Garbahareey oo la wareejiyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here