Guddoonka labada aqal ee BJfS ayaa waxaa si ku meel gaar ah waxaa ula wareegay labada xildhibaan ee ugu da’da weyn ee labada gole oo kala ah.
Aqalka sare waxaa xilka haaynaya Sen, Maxamed Cali Yuusuf Gaab gaab ( waxaa laga soo doortay deegaanada Puntland ).
halka golaha shacabka uu xilka sii heyn diino Cabdisalaan Xaaji Axmed Liibaan Dhabancad.( waxaa laga soo doortay deegaanada Galmudug ).
Labada Masuul ayaa xilka si ku meel gaar ah u hayb doono inta si rasmi ah looga dooranayo labada guddoomiye.
Ad