Home Wararka Somaliya Galmudug Laba wado oo wayn kuna Yaala Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo Laami Lasaraayo(Sawiro)

Laba wado oo wayn kuna Yaala Koonfurta Magaalada Gaalkacyo oo Laami Lasaraayo(Sawiro)

0

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xassan, Guddoomiye Ku xigeenka Gobalka Mudug oo ay weheliyaan Maayar ku xigeenka Degmada, Ururada Haweenka iyo Saraakiisha laamaha Amniga ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Wadada Astaan Golol & Astaan Hobyo.

 

oo laami la saarayo laguna dhisayo Mashruuca JPLG Horumarinta Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo ee Galmudug.

Dhismaha Wadadaan oo dhirirkeedu gaarayo 1.6KM ayaa maanta si toos ah u bilaabatay waxaana sidoo kale dhagax dhiggeeda goobjoog ahaa xubno ka tirsan golaha Deegaanka iyo waxgaradka Gaalkacyo.

 

Ad
Previous articleP.M Rooble o Dharbaaxo Kulul Ku Dhuftay Fahad iyo Farmaajo
Next articleRuushka oo Xeelad Cusub oo Urogay Dagaalkii Ukrain(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here