Home Wararka Maanta Laba Musharax oo isku diiwaan galisay Kursiga HOP64 ee Galmudug (Sawiro)

Laba Musharax oo isku diiwaan galisay Kursiga HOP64 ee Galmudug (Sawiro)

0

Musharixiinta kursiga HOP#064 oo ka kooban 2 musharax oo guddiga doorashada Galmudug gudoonsiiyey shahaadada Murashaxnimo. Musharixiintaan oo kala ah;

1- Mohamed Ibrahim Cali (Mohamed Cajiib)
2- Cabdullahi Iimaan Afrax.

Kursiga HOP#064, waxaa sanadkaan Laga dhigay Rag maadaama afartii sano ee La so dhaafay uu Dumar Ku Fadhiyay

Ad