Home Wararka Maanta Laba Bam-gacmeed oo Caawa Lagu Weeraray Gudoomiyaha Dayniile

Laba Bam-gacmeed oo Caawa Lagu Weeraray Gudoomiyaha Dayniile

0

Gudoomiyaha Dayniile Guri uu ka deganyahay Agagaarka dabka ayaa Goor dhaw Lagu Tuuray Bamgacmeed, waxayna Ciidamadu fureen Risaas xoogan.

Ilo ka Tirsan Hay’adaha Amniga ayaa xaqeejiyay in Laba Bam-gacmeed Guriga Gudoomiyaha Lagu tuuray, waxuuna gurigu ku yaalaa Agagaarka School saacid.

Bamgacmeedka ma gaysan wax qasaara ah sida la Sheegay Balse Waxaa xigtay Risaas ay fureen Ciidamada ilaalada u ahaa Gudoomiyaha Degmada Dayniile mudane Jacfar.

 

Ad