Home Wararka Maanta Kursi Ka mid ah Kuraasta Taala Galmudug oo Cabashadiisa Guddiga Doorashada Loo...

Kursi Ka mid ah Kuraasta Taala Galmudug oo Cabashadiisa Guddiga Doorashada Loo Gudbiyay

0

Guddiga Doorashada oo Loo Gudbiyay dacwad ka dhan ah Kursiga #Hope067 , waxaana Gudbiyay Nabadoon Cali Jeesto.

Nabadoon Cali Jeesto ayay u Muuqataa in La Buriyay Nabadoonimadiisa waxuuna Gudbiyay Cabasho uu ku Muujinayo in La boobayo Kursiga Beeshiisa.

 

Kursiga HOP#067, Waxaa Hadda u sharaxan Yaasiin Farey Ku simaha Taliyaha NISA, Waxaana Loo diiday Taliyihii Hore Nabad sugida Soomaaliya C/raxmaan Tuuryare.

Ad