Home Wararka Maanta Ku Dhawaad 600 oo ka mid ahaa taageerayaasha Qatar u tagay...

Ku Dhawaad 600 oo ka mid ahaa taageerayaasha Qatar u tagay Koobka Aduunka oo qaatay diinta Islaamka

0

Sida uu sheegay Daaciga Dr. Faysal Al-Hashimi 558 qof ayaa ku soo islaamtay dalka Qatar iyadoo wali uu bilow yahay koobka aduunka.

Dadkan soo Islaamay ayaa ka mid ah taageerayaasha kubafa cagta ee ka kala yimid daafaha caalamka.

Qatar aya marti gelinta ciyaaraha aduunka ka barbar wado muujinta iyo faafinta shacaa’irta islaamka taasoo si weyn loogu amaanay.

Xarunta Martida ee dalka Qadar ayaa diyaarisay koox ka kooban 2,000 oo qof dadka ugu yeeraya Islaamka kuwaasoo ay ku jiraan culumaaudin caan ah oo uu ka mid yahay Dr. Zakir Naik

Dowlada ayaa sheegtay inaan marnaba garoomada lagu soo muujin karin wax u muuqan kara in lagu ceebeynayo Islaamka, iyo inaan la ogoleyn calamada  lagu muujiyo dadka isku jinsiga ah.

Inta badan qolalka hoteellada, waxaa jira hab (system Barcode) soo bandhigaya barashada Islaamka, Axaadiista, iyo qeexitaannada kale  ee Iimaanka.

Qadar ayaa diiday khamriga, FIFA iyo dowladda ayaa ku dhawaaqay maalin ka hor inta uusan bilaaban tartanka, iyadoo meel walba lagu dhejiyey boorar waaweyn oo lagu xardhay aayado quraan ah iyo axaadiis ka turjumeysa wanaaga islaamka

taariikhda Koobka Adduunka ayaa markii ugu horreysay waxaa Aayado Quraan ah lagu furay xafladda furitaanka, waxaana la hakiyey xaflada markii la adaamay salaada cishaha, iyadoo dib loo bilaabay markii salaada laga soo baxay.

Kulan Dhexmaray Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Dhigiisa Jabuuti Ismail:- Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga

Israel oo Duqeymo ka geysatay Saldhigyo uu la Wareegayo Turkiga

Diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil ayaa fuliyey in ka badan 15 duqeyn oo lagu qaaday garoonka diyaaradaha ee Hama, taasoo socotay xalay qiyaastii saacad iyo bar. Afhayeenka ciidamada Israa’iil ayaa sheegay

Warar laga helayo dagaal culus oo ka socda Galbeedka gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu haatan dagaal beeleed xoogan uu ka socdo inta u dhaxeysa deegaanada Jiicboor iyo Saax qurun oo dhaca Galbeedka gobolka Mudug. Dagaalkaan oo

Maamulka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno kasoo baxsaday Kooxda Al shabaab

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska Gaar ahaan laanta Baarista Dembiyada CID-da ee Gobolka Bay.

Diyaarad ay leedahay Dowlada Israel oo ku bur-burtay Magaalada Qaza

Warbaahinta Israa’iil ayaa baahiyay in diyaarad nuuca wax basaas ah oo ay lahaayeen milatariga Israa’iil shalay ku dhacday meel ku dhaw marinka Qasa ee dhulka Falastiin, kaddib marki la sheegay
Ad
Previous articleMuwaadiniinta dalka qaniga ee Muslimka ah ayaa la ashqaraarsan taariikhda cusub ee uu dalkooda galay
Next articleCiidanka Dowladda oo fuliyay howlgal qorsheesan oo lagu dilay xubno katirsan Al Shabaab