Home Wararka Maanta Koontaroolka Magaalada Gaalkacyo oo Maalintii labaad U xiran Beel ka mid ah...

Koontaroolka Magaalada Gaalkacyo oo Maalintii labaad U xiran Beel ka mid ah Beelaha Sacad(Sawiro)

0

Maalintii 2aad ayaa waxaa xiran kontoroolka galkacyo galmudug

maamulka gobalka mudug kan degmada galkacyo ayaa wada abaabul ku aadan in wadad lafuro

Wadadan ayaa uxiran beesha reer nimcaale sacad oo kamid ah beelaha dega gobalka mudug

Beesha ayaa shir ay qabteen horay ugu sheegay in ay ka bexeen galmudug

Madaxweynaha galmudug qoor ayaa dhagaha kafureystay codsiga beeshaas.

Ad