Home Wararka Somaliya Koonfur Galbeed Koonfurgalbeed oo lix kursi shaacisay iyo Shariif xasan oo kursigiisi uu kujiro

Koonfurgalbeed oo lix kursi shaacisay iyo Shariif xasan oo kursigiisi uu kujiro

0

Waxaa goor dhow la shaaciyey Musharaxiinta loo diiwaan geliyey lix ka mid ah kuraasta Golaha shacabka oo laga soo doorto  Magaalada Baydhabo.

Qoraal caawa ka soo baxay Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa lagu shaaciyey musharaxiintan oo uu ku jiro  rag cusub oo lagu qoray kursiga HOP261 oo uu ku fadhiyo Shariif Xassan Shiikh Aadan madaxweynihii hore ee K/Galbeed kaasoo loo diiday inuu tago baydhabo si uu kursigiisa mar kale ugu tartamo.

Hoos ka Akhriso Magacyada

Ad
Previous articleAkhriso: Gaalkacyo oo looga dhawaaqay Doorashada Saddex Kursi oo Barlamaanka ah
Next articleMaraykanka oo Talaabo cukus oo dhabar jab ku ah Ruushka Qaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here