Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaacisay inaysan ka qeyb gali doonin kulanka uu iclaamiyay Ra’iisul wasaare Rooble Iyagoo ka qeyb gali doona Kulanka Farmaajo
Horay ayaa loo ogaa in Maamulka Konfur galbeed Soomaaliya ay taageera weyn u hayaan Madaxweyne Farmaajo, waxaana qeyb ka ah Galmudug.
Galmudug Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa laga sugayaa inay la kala saftaan Madaxweynaha iyo R/w dalka.
Madaxda sare ee dalka ayaa waxaa u dhaxeeya Khilaaf xoogan oo ka dhalatay doorashada dalka
Ad