Home Wararka Maanta Guddiga Doorashada oo ku dhawaaqay Gudoomiye cusub oo KMG ah

Guddiga Doorashada oo ku dhawaaqay Gudoomiye cusub oo KMG ah

0
Gudoomiye Ku Meel gaar ah ayay ku dhawaaqeen Xubnaha Guddiga Doorashada, ka dib Xil ka qaadistii Gudoomiye Cirro.
Cirro sida sharciga ah Hadii uu waayay Gudoomiyaha waxuu sii ahaan doonaa Xubin Guddiga ka mid ah
shalay ayaa xilka laga qaaday Gudoomiyihii Guddiga Doorashada ee Heer Fadraal Maxamed Xasan Cirro ka dib markii lagu eedeeyay inuu xariir la leeyahay Madaxtooyada
Ad
Previous articleMadaxweynaha Galmudug oo ka Tacsiyeeyay Geerdidii ku timid Ugaas Cabdiraxmaan Xaaji Xuseen
Next articleKoonfur Galbeed oo si rasmi ah u shaacisay inaysan ka qeyb gali doonin kulanka uu iclaamiyay Ra’iisul wasaare Rooble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here