Wasaaradda Caafimaadka DF S ayaa soo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee laga helay Soomaaliya ee cudurka Karoonaha, waxaana wasaaradda ay sheegtay in sare u kac uu jiro maadaama dalka laga helay 41 qof saacaddihii lasoo dhaafay.
Tirada 72 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 3,883
o Laga Helay: 41
o Puntland: 22
o Banadir: 7
o Jubbaland: 7
o Somaliland: 5
o Lab:26
o Dhedig:15
o Bogsashada: 9
o Dhimasho:2
Tirada Guud ee Laga Helay: 15,036
Bogsashada Guud: 7,261
Dhimashada Guud: 777
Ad