Home Wararka Somaliya Kiisaska Covid19 ee Soomaaliya Maxaa iska Bedelay (Akhriso)

Kiisaska Covid19 ee Soomaaliya Maxaa iska Bedelay (Akhriso)

0

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas hor leh oo ku aaddan caabuqa Covid19.

Wasaaraddu waxaa ay sheegtay 24kii  saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka 1075 qof, waxaana laga helay Laga Helay 129 qof.

Meelaha laga helay kisaska cusub ayaa kala ah:

o Somaliland: 73

o Jubbaland: 18

o Banadir: 10

o Puntland: 10

Hirshabelle: 18

o Lab: 106

o Dhedig: 23

o Dhimasho: 12 ( Somliland: 4, Hirshabelle:5, Banadir:2, Jubbaland:1 )

o Bogsashada: 34

Tirada Guud ee Laga Helay: 10214

Bogsashada Guud: 4532

Dhimashada Guud: 441

 

Ad
Previous articleMasuul sare oo ka Tirsan Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo ku geeriyooday Galmudug
Next articleXog ku saabsan Shir Goor dhaw Dhexmaray Axmed Madoobe, dani iyo Xubnaha Beesha Caalamka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here