Jaadkii Kenya iyo Itoobiya ka imaan jiray oo ku Xayiran Muqdisho!
Muddo saacado ah waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku xayiran Maandooriyaha Lacagta badan looga qaato Soomaaliya ee ka kala yimaada Kenya iyo Itoobiya Qaadka (Jaadka).
Dowladdu waxay kusoo rogtay Canshuur xad dhaaf ah, waxaana loo sheegay Ganacsatadda in la miisaamayo oo Culeyska lacagta uu kusii badanayo. Iyagoo diiddan arrintaas ayey ganacsatu sameeyeen Gadood Jaadkiina wuxuu dhooban yahay halkii lagu dajiyey oo Magaaladda uma sii gudbin.
Ad