Home Wararka Caalamka Kamala Harris oo cagta saartay waddadii ololaha isla maantaba iyobTrump oo Xaalku...

Kamala Harris oo cagta saartay waddadii ololaha isla maantaba iyobTrump oo Xaalku Ku xunyahay

0

Kamala Harris ayaa cagta saartay waddadii ololaha isla maantaba, iyadoo hubsatay ballanqaadyo ku filan xilli loo arko in ay tahay musharraxa ugu saameynta badam ee Dimuqraadiga.

Waxay ka hadli doontaa isu soo bax olole oo ka dhacaya Milwaukee, Wisconsin ee gobolka muhiimka ah.

Sidoo kale waa goobtii uu dhawaan ka dhacay shirweynihii xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump loogu doortay inuu noqdo musharaxa xisbiga Jamhuuriga.

Habeen hore, xaruntii ololaha ee Delaware, Ms Harris waxay ka ballan qaadday inay ka adkaan doonto Mr Trump, iyadoo sheegtay sannadihii ay kamid ahayd dacwad-oogayaasha, inay la macaamili jirtay dad isaga oo kale ah.

Ms Harris waxa ay ballan qaaday xakameyn badan, iyo ilaalinta xuquuqda taranka.

Ad
Previous articleBaarlamaanka Turkiga Oo Diiday Ciidamadii Badda Soomaaliya Ka Difaaci lahaa Itoobiya
Next articleBannaan baxayaasha Kenya oo ku gooddiyay in ay gudaha u galayaan garoonka diyaaradaha ee JKIA