Home Wararka Maanta Kalfadhigii Baarlamaanka 9aad ee Galmudug oo la Furay(Sawiro)

Kalfadhigii Baarlamaanka 9aad ee Galmudug oo la Furay(Sawiro)

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo ay wehliyaan madaxweyne ku xigeenka Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Golaha wakiillada Mudane Maxamed Nuur Gacal ayaa furay kalfadhiga 9-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay madasha ayaa Golaha uga mahad celiyay waxqabadkii ballaarnaa ee soo qabteen kalfadhiyadii lasoo dhaafay iyo isla xisaabtanka joogtada ah ee ay wadaan mudanayaasha Golahu, isagoo sidoo kale ammaanay howlaha hortabinta u leh.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale u mahaceliyay ciyaartoydii xulka Galmudug ee ku guuleystay shalay koobkii Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Ad
Previous articleWarbaahinta kooxda Al-Shabaab oo soo qaadatay hadal uu jeediyay Xildhibaan Kulane
Next articleIlhaan oo sheegtay in inta ay Kongareeska Mareykanka ku jirto “aanan la qaadan karin biyaha Soomaaliya iyo baddeeda.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here