Home Wararka Somaliya Jubbaland Jubaland oo Samaysay arin lid ku ah Galmudug iyo Koonfurgalbeed

Jubaland oo Samaysay arin lid ku ah Galmudug iyo Koonfurgalbeed

0

Guddiga hirgalinta doorashada heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa saaka ku wareejiyay galalka iyo malafka 34 xildhibaan oo kuraastoodu ku asteysneyd Deegaan Doorashada 1aad Kismaayo ee Jubakand.

Wakiilka guddiga doorashada ee FEIT, Marwo Faadumo Abdullahi ayaa saakay la wareegtay dhammaan dukumeentiyada Xildhibaanada labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay , waxaana goobjoog ka ahaa 11ka xunood ee SEIT iyo Guddiga EDRC.

Guddiga doorashada heer federaal ayaa ugu baaqay guddiyada kale doorashada ee heer dowlad goboleed in ay soo wareejiyaan malafka iyo xogta xildhibaanada la doortay oo dhameestiran si loo diiwaangeliyo.

Guddiga doorashada ee Puntlandd ayaa shalay sidaan oo kale guddiga doorashada heer federaal ugu wareejiyay malafka Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamanaka federaalka ee lagu doortay magaalooyinka Garawe iyo Boosaaso.

Ad
Previous articleQoor Qoor oo Go,aan Culus Rabay inuu Xalay Ku Dhawaaqo Ka Dib Markii uu isugu Yeeray Xildhibaanada Laga Soo Doorto Galmudug Balse Maxaa Dhacay(Aqriso)
Next articleNinkii Dilay Bootaan Maxamed Bootaan oo Dil Toogashaa lagu Riday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here