Home Wararka Maanta Jilaaga caanka ah ee Basadiir una dhashay Wadanka Tanzania oo Muqdisho soo...

Jilaaga caanka ah ee Basadiir una dhashay Wadanka Tanzania oo Muqdisho soo gaaray

0
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray majaajiliistaha caanka ah ee u dhashay dalka Tanzania Ibraahim Mustafa oo ay soomaalidu u taqaan (Basadiir)
Basadiir ayaa ah nin si aad ah looga yaqaano baraha bulshada ee ay soomaalidu isticmaasho.
Waxaa uu soo bandhigaa sheekooyin u badan maad iyo qosol, waxaana aad ugu xiran dhalinyarada Soomaaliyeed
Waxaa inta badan muuqaaladiisa afsoomaali u tarjumay nin dhallinyaro ah oo la yiraahdo Farxaan Diraac kaasoo siduu sheegay oggolaanshiyo ka helay jilaa Ibraahim Mustafa saaxiibna la noqday.
Basadiir ayaa horay u ballan qaaday in uu soomaaliya imaan doono kuna faraxsan yahay in soomali badan ay taageero u yihiin.
Ad
Previous articleMaxuu ku saabsanaa Ujeeedka Safarka wafdigii QM ee Muqdisho soo gaaray
Next articleFarmaajo oo Guddi u Magacaabay kiiska ikraan Tahliil

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here