Sida ay ii xaqiijiyeen ilo ka agdhow Generaal Mascuud Maxamed Warsame ayaa kasoo horjeestay in laga wareejiyo taliska Guutada 15aad maadaama uu hayo gawaari iyo qoryo ay leeyihiin shaqsiyaad iyo ururo gaar ah oo ay ku aamineen.
Talaabadaan ayaa noqon doonto khilaaf xoogleh oo soo kala dhex gala Qaybta 21aad Gaar ahaan Guutada 15aad oo horay ugu dhaqaaqi la,eed Fulinta dano gaar ah.
Ad