Home Wararka Somaliya Galmudug Jadwalka 3 kursi oo xiiso gaar ah leh oo Beri lagu Dooranaayo...

Jadwalka 3 kursi oo xiiso gaar ah leh oo Beri lagu Dooranaayo Galmudug oo Caawa La Shaaciyay

0

Guddiga doorashada Maamulka Galmudug ayaa shaaciyey xilliga la qabanayo doorashada afar ka mid ah kuraasta golaha shacabka ee laga soo doorto magaalada Dhuusamareeb.

Afarta kursi waxaa ku jira HOP040 oo loo xiray Cabdullaahi Aadan Kulane iyo HOP138 oo loo xiray siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, waxaana la qabanayaa 14-ka bishan Febraayo oo ku beegan Isniinta sida ku xusan qoraalka guddiga oo sidan hoose u qornaa:-

Ad
Previous articleC/Wali Muudeey oo Ka Hadlay Cida Safarkiisa Hor istaagtay iyo Talaabada Xigta oo uu Qaadi Doono
Next articleKoonfurgalbeed oo Amar Culus caawa Soo Rogtay Kadib Xanibaadii Gudoomiye Muudeey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here