Home Wararka Maanta Israa’iil oo Qasa ka dhaqan gelineysa xabad joojin Saacado kooban ah

Israa’iil oo Qasa ka dhaqan gelineysa xabad joojin Saacado kooban ah

0

Mareykanka ayaa sheegay in Israa’iil ay bilaabi doonto dhaqan gelinta xabad-joojin soconeysa muddo afar saacadood ah maalin kasta, si loo ogolaado in dadka ay ka baxaan waqooyga magaalada Qasa.

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in tallaabada hakinta tallaabada milateri ee Israa’iil ay tahay ‘tallaabo dhanka wanaagsan loo qaaday’, isagoo intaas ku daray inay Qasa ka jiri doonto laba marinno oo gargaar, si dadka loogu ogolaado inay dadka ka cararaan magaalada.

Dhanka kale, raysal wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in aysan dooneyn inay la waregaan amniga guud ee Qasa, marka uu soo dhamado dagaalka ay kula jiraan Qasa.

Ad
Previous articleOgoow Beesha Ay kasoo jeedo Naadiya Maxamed oo Beelo Badan isku Qabsadeen?
Next articleWaxa ka dhacay Qubuuraha Gaalkacyo ee sababay in meydadka lala baxo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here