Home Wararka Maanta ‘Isoo dir goobta aad joogto’ :Ninka leh Twitter-ka iyo midka leh Facebook-ga...

‘Isoo dir goobta aad joogto’ :Ninka leh Twitter-ka iyo midka leh Facebook-ga oo dagaal isku balansaday

0

Laba ka mid ah bilyaneerrada ugu caansan dhanka tignoolajiyada adduunka, Elon Musk iyo Mark Zuckerberg ayaa ku heshiiyey in uu dagaal ku dhexmaro goob qafilan oo ciyaarta dagaalka ay ka dhacdo.

Mudane Musk ayaa fariin uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in uu “diyaar u yahay dagaal kadhaco goobta qafilan” isaga iyo Mr Zuckerberg.

Mr Zuckerberg, oo ah madaxa shirkadda leh Facebook iyo Instagram ee Meta, ayaa dabadeed soo dhigay sawir uu Mr Musk soo dhigay bartiisa twitter-ka wuxuuna ku soo dul qoray “isoodir goobta aad joogto”.

Musk ayaa markaas ugu jawaabay qoraalka Mr Zuckerberg in uu joogo “Vegas Octagon.”

Ad
Previous articleWariye udhashay Mareykanka oo loo haysto Basaasnimo
Next articleBaadigoobkii doontii ay saarnaayeen dalxiisayaashii maalqabeenka ahaa ee u safray inay soo arkaan haraadiga markabkii Titanic oo musiibo ku soo dhamaaday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here