Home Wararka Maanta ISMAACIIL Haniya madaxii Arrimaha Siyaasada ee Xamaas ayaa hadda lagu dilay dalka...

ISMAACIIL Haniya madaxii Arrimaha Siyaasada ee Xamaas ayaa hadda lagu dilay dalka Iiraan.

0

Hoggaamiyihii siyaasadda kooxda Xamaas Ismaaciil Haniya ayaa lagu dilay magaalada Tahraan ee caasimadda Iiraan.

Weerar ay Israa’iil ka fulisay magaalada Tehran ayaa lagu dilay Ismaaciil Haniyah oo ahaa madaxii xafiiska siyaasadda ee Xamaas.

Madaxii Siyaasada Hamaas Ismaciil Haniyah ayaa  duqayn lagu dilay .

Waxaa lagu duqeeyay guri uu ka daganaa magaalada Tehraan ee dalka Iraan .

Ismaaiil haniya waxa uu ku dhashay xerada qaxootiga waqooyiga fog ee gaza una dhaw magaalada casqalaan dhulka yahuudu xooga ku haysato sanadkii 1963.

Ad
Previous articleAlshabaab oo Galabtay Lagu Jabiyay Dagaal culus oo lagu Qaaday
Next articleRuushka iyo Turkigu maxay ka yiraahdeen dilka Haniyah ee Iran ka dhacay?