Home Wararka Maanta Ilaalada Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo Khasaaro Kasoo Gaaray Hobiyayaal Lagu Garaacay Xarunta...

Ilaalada Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo Khasaaro Kasoo Gaaray Hobiyayaal Lagu Garaacay Xarunta Baarlamaanka

0

Labo ka mid ah ilaalada gaarka ah ee Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku dhaawacmay hoobiyayaasha kusoo dhacay xarruunta Villa Hargeys.

C/raxmaan C/shakuur waxa uu ku sugnaa gudaha xarruunta Villa Hargeysa oo uu uga qaybgalayey kalfadhiga wadajirka ah ee Baarlamaanka.

Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Maantay Lahaa Dood adag oo Ku Saabsanays Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Iyo Ku Xigeenadiisa

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleDeg Deg: Qarax Ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Xili Dood Socotay
Next articleP.M Rooble oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Xarunta Baarlamaanka