Home Wararka Maanta Deg Deg: Qarax Ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Xili Dood Socotay

Deg Deg: Qarax Ka dhacay Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya Xili Dood Socotay

0

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax loo malaynayo inuu ahaa hoobiye uu ku soo dhacay dhismaha bannaankiisa xilli ay socotay dooda baarlamaanka.

Wararka ayaa sheegaya in ay istaagay doodii Barlamanka, xildhibaannada ayaana hadda bilaabay inay dhismaha isaga baxaan.

Ilaa hadda hal qof oo kamid ah shaqaalaha Barlamaanka ayaa ku dhaawacmay, xilli uu jahwareer uu wali ka taaganyahay gudaha Barlamaanka.

Ad
Previous articleMusharaxiinta Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka lacagaha laga Qaadaayo oo la shaaciyay
Next articleIlaalada Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo Khasaaro Kasoo Gaaray Hobiyayaal Lagu Garaacay Xarunta Baarlamaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here