Home Wararka Maanta Ibraahim Roobow Cali oo la Dhashay Wasiir Rooboow oo Xabsiga La dhigay

Ibraahim Roobow Cali oo la Dhashay Wasiir Rooboow oo Xabsiga La dhigay

0

Ciidamada amniga ayaa goordhow magaalada Muqdisho ku xiray Ibraahim Roobow Cali, oo ah walaalka Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-mansuur.

Si rasmi ah looma oga sababta loo xiray hase ahaatee muddooyinkaan waxa ay baaris ku socotay mas’uuliyuin katirsan Guddigii Arrimaha Xajka oo uu ku dhax lahaa awood ballaaran waxa uuna ahaa gacan yaraha Wasiir Roobow.

Musuq maasuq xoogleh ayaa sanadkaan hareeyay Xajka waxaana la rumeysan yahay in lalunsaday Malaayiin lacag ah.

Ad
Previous articleIsraail oo Maantay kaliya 320 Falastiniyiin ah Duqayn ku Xasuuqday(Sawiro)
Next articleAlshabaab oo Weerar Qaraxyo ku Bilowday ku Qaaday Ciidamadii Ka Tirsan galmudug oo Furinta Joogay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here