Home Wararka Caalamka Hubka lagu toogtay Donald Trump oo la ogaaday cidda lahayd

Hubka lagu toogtay Donald Trump oo la ogaaday cidda lahayd

0

Hay’addaha fulinta sharciga ee Maraykanka ayaa rumeysan in hubka lagu weeraray Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump uu iibsaday Thomas Crook aabihii, sida laga soo xigtay wakaalada warrarka ee AP.

Labo sarkaal oo diiday in magacooda la xigto oo la hadlay AP ayaa sheegay in Thomas aabihii uu iibsaday hubkan lix bilood kahor.

Saraakiisha federaalku illaa hadda ma sheegin sababta dhiirigalisay toogashada lagu khaarajin rabay madaxweynihii hore ee Maraykanka, laakiin baarayaashu waxay arintan ula macaamilayaan “Isku day khaarajin.”

Wafdi Kala Duwan iyo Ciidan gaaray Magaalada Laascoonood Xili uu ku Wajahanyahay Raisal Wasaare Xamze

Wararka aan ka heleyno magaalada Laasaanood ee xarunta maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegaa in saakay halkaasi gaareen wafdi horudhac u ah safarka Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya iyo qaar kamid ah

Caalamka:- Wada-hadal Dhexmara Mareykanka iyo Iran oo ka dhacaya Muscat

Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay in dowladdiisu ay wada hadal toos ah la bilaabeyso Iran, kaas oo la xiriira barnaamijkeeda sameysashada ee hubka nuclear-ka iyo sidii ay

Caalamka:- Qaxootiga gaarey Mareyakanka Xiliga Biden oo lagu Amray in Dalka ka baxaan

Dad badan oo muhaajiriin ah oo kunool gobollo katirsan dalka Mareykanka, ayaa haatan waxaa soo wajahay walaac kale oo hor leh, kaddib markii dowladda Madaxweyne Trump soo saartay amar cusub

Horjooge ka tirsan Shabaab iyo 20 Xubnood oo kale oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Dhexe

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada Caalamka oo laga fuliyay deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka oo

Ciidanka Dowlada iyo kuwa Deegaanka oo la wareegay Gacan ku heynta deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka howlgal qorshaysan kaga saareen deegaanka Geelgub ee gobolka Shabeellaha Dhexe maleeshiyaadka
Ad
Previous articleFBIda Maraykanka oo shaacisay ninkii Toogtay TRUMP Halka uu ka yimid iyo waxa uu ahaa
Next articleDonald Trump oo Ilaahay uga mahad naqay in uu ka celiyay “wax aan la maleyn karin”