Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Hub iyo Khamri Farabadan oo Ciidamada Booliska Galmudug Qabteen oo lasoo Bandhigay

Hub iyo Khamri Farabadan oo Ciidamada Booliska Galmudug Qabteen oo lasoo Bandhigay

0

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa booqday Saldhiga Booliska Degmada Halkaasi oo lagu soo bandhigay Hub iyo Maandooriye fara badan oo lagu soo qabtay Hawlgalkii ay Xalay Sameeyeen Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida Qaranka Maayarkuna uu ka qeyb galay.

Waxaa sidoo kale goobjoog ahaa halka lagu soo bandhigay Hubka iyo Maandooriyaha gacanta lagu soo dhigay iyo dadkii watay, Taliyaha Nabad Sugida Degmada iyo Taliyaha Booliska Degmada , Taliska Booliska Gobalka Mudug.

Duqa Degmada ayaa sheegay in Cadaaladda la horgeyn doono cid kasta oo lagu helo qalqal gelinta Amniga Magaalada Gaalkacyo isagoo Ciidanka Amniga ku amaanay Hawgalka ay wadaan iyo sida ay mar kasta ugu taagan yihiin Xasilinta Amniga Magaalada Gaalkacyo.

 

Gudoomiyaha Barlamaanka oo diiday Mooshin xil ka qaadista xildhibaan Abiib

Kulankii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee maanta qabsoomay ayaa kusoo dhammaaday buuq iyo natiijo la’aan, kaddib markii xildhibaanno kasoo horjeeda go’aankii xubinnimada looga qaaday Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib ay horgeeyeen mooshin

Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Shabaab oo buux Dhaafiyay Miiga Magaalada Baydhabo o

Maleeshiyaad aad u hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa maanta mar kale lagu arkay miyiga ku xeeran magaalada Baydhabo ee gobolka Bay sida ay sheegayaan dadka deegaanka iyo qaar

Puntland oo sheegtay in Togga Miiraale ay ka Sifeesay Kooxda Daacish

Ciidamada  Puntland ayaa shalay hawlgal ballaaran ka fuliyey dooxada Miraale, halkaas oo ay ku dileen dagaalamaayal ka tirsan kooxda Daacish oo halkaas ku dhuumaalaysanayey muddo dheer. War kooban oo kasoo

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay
Ad
Previous articleAgaasimihii Hore ee isbitaalka Cadaado oo Weerar ka badbaaday
Next articleR/W Rooble oo shir Deg Deg ah isugu yeeray Maamul Gobaleedyada dalka