Home Wararka Somaliya Galmudug Horjooge Horjooge Ismaaciil Xasan Oo Iskusoo Dhiibay Ciidamada Galmudug(Sawiro)

Horjooge Horjooge Ismaaciil Xasan Oo Iskusoo Dhiibay Ciidamada Galmudug(Sawiro)

0

Horjooge Ismaaciil Xasan Cali oo ka tirsanaa Alshabaab ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka deegaanka ee ku sugan deegaanka Xinlabi ee Gobalka Mudug, kadib markii uu xiriir la soo sameeyey saraakiisha ciidanka deegaanka.

Ciidanka deegaanka ayaa soo dhaweyn kadib waxay Horjooge Ismaaciil ku wareejiyeen Ciidanka Hey’ada Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, qeybtooda Galmudug, si loo marsiiyo habraaca loo diyaariyey xubnaha isi soo dhiiba ee ka soo hara fikirka guracan ee Alshabaab.

Deegaanka Xinlabi ayaa Dhawaan Waxay Alshabaab Ka Afduubteen lava Ganacsato oo Caan ka ahaa Deeganka Xinlabi Walina Waxay ku jiraan Gacanta Kooxda Alshabaab.

Ad
Previous articleXasan shiikh oo Saraakiishii Difaacday Xarardheere kuli Wada Dalacsiiyay
Next articleWaa sidee xaalka nin Soomaali ah oo xaafadda Islii lagu toogtay lagana dhacay kumanaan doolar?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here