Home Wararka Maanta Hobiyeyaal Goordhow lagu Garaacay Xafada Ka Mid ah Magaalada Muqdisho

Hobiyeyaal Goordhow lagu Garaacay Xafada Ka Mid ah Magaalada Muqdisho

0

Tiro Hoobiyaal ah ayaa Goordhow Kusoo Dhacay Degmada Wadajir Gaar ahaan Xaafada Ku Teedsan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalda Muqdisho.

School Scan oo ku yaalla Agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho waxaa ku dhacay Hoobiye waxaana ku dhaawacmay 2 qof Sida Dadka Deegaanku noo Xaqiijiyeen.

Halka hal Hoobiye isna la xaqiijiyay inuu ku dhacay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho kaas oo qofna aanay waxba ku noqon .

Dadka ku Dhaqan Xaafadaha Dayniile ayaa Sheegay in lagasoo Tuuray Xafadahooda Taas ay Sheegeen in aad u maqlaayeen.

Dowladu Wali kama Hadal Hoobiyayashaan Lagu Garaacay Xafadaha Muqdisho Madaama ay wali Giir Hore Tahay.

Ad
Previous articleMaxaa Laga Rabaa Jeneraal Sheegoow oo Tan iyo Xalay Dagaal Culus kula Jira Ciidamada Amaanka Muqdisho?
Next articleWar Deg Deg ah: Dagaal Qaraar oo Saacado Badan Socday Ka dib iyo Jeneraal sheegoow oo La Qabtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here