Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Hirshabeele oo Shaacisay 4 kursi ee Dhawaan lagu Dooran Doono Baladweyne

Hirshabeele oo Shaacisay 4 kursi ee Dhawaan lagu Dooran Doono Baladweyne

0

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta taala Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Kuraastaan oo la qabayo 27 Bishan ayaa sumadoodu tahay.

✅HOP#058
✅HOP#019
✅HOP#059
✅HOP#039.

Ad