Home Wararka Somaliya Galmudug Degaanada Galmudug oo Roobob Xoog Leh Ka Da’een

Degaanada Galmudug oo Roobob Xoog Leh Ka Da’een

0

Degmooyin iyo Degaanno badan oo ka tirsan Galmudug waxaa ka curtay Roobka xilliga Gu’ga.

Meelaha uu Roobabku ka Da’ay Waxaa kamid ah Guriceeel Dhuusanareeb Cadaado Bandiiradley Galinsoor iyo Gaalkacyo Caabudwaaq.

Xareeda ayaa Biyo dhigtay goobo badan oo Kaliisha Abaarta horey ay ugu jirtay, waxaana Roobka ku diirsaday Dadka iyo Duunyadda.

Xoolo dhaqatada oo saameynta ugu weyn ay Abaartu ku yeelatay ayaa Rajo badan ka qaba in sanadan ay noqoto Aaran si ay uga baxeen diifta ay Abaartu reebtay.

Ad
Previous articleMadaxweynihii Hore ee Galmudug oo Ku Dhawaaqay inuu Yahay Musharax Madaxweynaha Soomaaliya
Next articleHirshabeele oo Shaacisay 4 kursi ee Dhawaan lagu Dooran Doono Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here