Home Wararka Somaliya Hirshabeelle Guudlaawe iyo Dabagees Heshiis ka Gaaray Muranki ka Taagnaa Baladweyne(aqriso)

Guudlaawe iyo Dabagees Heshiis ka Gaaray Muranki ka Taagnaa Baladweyne(aqriso)

0

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in markale dhaceen shirar xasaasi ah oo xal loogu raadinayo qabashada doorashada kuraasta ku harsan Beledweyne.

Shirarkan oo u dhaxeeya madaxweynaha HirShabelle Cali Guudlaawe, Ku-xigeenkiisa Yuusuf Dabageed iyo Musharaxiinta u taagan kuraastaas ayaa waxaa is-faham hordhac ah looga gaaray khilaafka ka taagna kuraasta beelaha Xawaadle iyo Gaaljecel.

Xogaha aan helayno ayaa sheegaya in dood dheer kadib uu Yuusuf Dabageed ka tanaasulay kuraas uu doonayay inuu u xiro dad gaar ah, ayada oo madaxweynaha Guudlaawe uu ka baaqday safarkii uu ku aadi lahaa Jowhar.

Guudlaawe oo doonayay in uu soo dhameystiro kuraasta ku harsan Jowhar ayaa lagu qanciyay in uu joogo Beledweyne illaa inta laga qabanayo doorashada kuraasta muranka badan ka dhashay.

Madaxweynaha HirShabelle ayaa dhawaan si adag uga horyimid qorshe ay wateen kooxda Farmaajo, kaasi oo ahaa in kuraasta doorashadoodu ku harsan tahay Beledweyne loo xiro dad gaar ah, sida hore u dhacday

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu

Puntland oo Sheegtay in Xasan Shiikh uu u haray Hal Sano iyo Bar kana soo bixidoono Villa Soomaaliya

Maamulka Puntland ayaa mar kale shaaciyay inuu halkiisii yahay mowqifka ay kaga soo horjeedaan dowladda Federaalka Soomaaliya, inta laga helayo isbeddel iyo garowshiiyo ka yimaada madaxda dowladda Federaalka. Wasiirka Warfaafinta

Barlamaanka Somaliya oo maanta meel mariyay Hindise Sharciyeedyo muhiim ah

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay laba hindise sharciyeed oo kala ah hindise sharciyeedka shirkadaha caymiska iyo hindise sharciyeedka sharciga hay’adaha maaliyadda. Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa

Dowlada oo ka hadashey Duqeymaha uu Imaaraatka ka Fuliyo Puntland

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo wareysi siinayay BBC-da laanteedi Afka Soomaaliga ayaa ka hadlay doorka Dowladda Imaaratka Carabta iyo Duqeymaha dhowaanahaan ay ka geesanaysay Buuraha Calmiskaad ay ka

Weerarkii hoteel Qaahira ee magaalada Baledweyne oo lasoo Afjaray 24 Saacadood Kadib

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa saqdii dhexe ee Xalay soo afjaray weerar qaatay in ka badan 15 saacadood oo ay xubno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen waabargii hore ee shalay
Ad
Previous articleJeneral odawaa oo la Kulmay Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub(Sawiro)
Next articleGudiga Doorashooyinka Heer federaal oo War Cusub kaso Saaray 3 kursi oo Baladweyne Taalay