Home Wararka Maanta Guud ahaan Wadooyinka Muqdisho oo Saakay Xiran iyo Sababta oo la Ogaaday

Guud ahaan Wadooyinka Muqdisho oo Saakay Xiran iyo Sababta oo la Ogaaday

0

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa saaka booqday ciidmadi laga keenay dalka Ereteria ee ku jira xerada Goordan ee degmada Hodon.

Inkastoo aan saxaafadda loo ogolaan inay tagaan xerada haddana Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu ciidanka khudbad u jeediyey.

Ciidankan ayaa ah kuwii muranka badan ka taagnaa ee sannadaha ku maqnaa dalka ereteria oo markii madaxweyne Xasan Sheekh la doortay uu madaxweyne Farmaajo ku wareejiyey liiska ciidamadaas.

Ad
Previous articleJude Bellingham Aabihiis Oo Shaaciyay Kooxda Premier League Ee Wiilkiisa Uu Ku Biirayo
Next articleAlshabaab oo Markale Dad Shacab ah ka Afduubtay Gobalka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here