Home Wararka Maanta Guriceel: Israsaaseyn laga maqlay gudaha Magaalada iyo Khasaaro ka dhashay

Guriceel: Israsaaseyn laga maqlay gudaha Magaalada iyo Khasaaro ka dhashay

0

Wararka naga so gaaraya degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaasi ay ka dhacday israsaaseyn geystay khasaaro kala duwan.

Israsaaseynta ayaa waxaa ay dhex-martay Ciidamada Booliska degmada Guriceel iyo maleeshiyaad hubeysan oo isku heysta lahaanshaha Dhulka Schoolka Cilmi-cade halkaas oo ciidamada ay doonayeen inay kala dhex-galaan.

Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in israsaaseyntaas uu ku dhaawacmay hal Nin oo kamid ah dadka ku nool degmada Guriceel, isla markaana maleeshiyaadka hubeysnaa iyo Ciidamada ay si iskood ah dagaalka u joojiyeen.

Xaalada degmada degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ayaa haatan ah mid degan, iyada oo israsaaseyntaas aysan weli wax faah fahin ah ka bixin laamaha amniga degmadaasi Guriceel.

Dadweyne fara badan ayaa hor tuban isbitaalka Guriceel oo la gaarsiiyay dhaawaca nin lagu Magacaabo Cabdi Xiirey oo ku dhaawacmay  israsaasayn dhex martay booliska iyo dabley hubaysan oo ka dhalatay muran ka dhashay lahaan Shiyaha Dhulka Schoolka Cilmi-cade oo Guriceel Kuyaala

Maxmada Garoowe oo Xukuntay Nin Garaacay Wiil yar oo Ajanabi Ah

Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa

Dagaal Dhexmara Itoobiya iyo Ereteriya oo laga Cabsi Qabo Inuu Qarxo

Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku

Warar laga helayo Dagaalo ka dhacay Deegaano Hoostaga Galmudug Sida Ceelhuur

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay ka dhacay deegaanka Biyo cadle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Dagaalka ayaa ahaa mid

Xamse oo booqday ciidamada Dowladda iyo kuwa degaanka ee ku dhaawacmay dagaalka lagula jiro Al shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula

Xubno sare oo ka tirsan Al shabaab oo lagu dilay Duqeymo ka dhacday Gobolka Shabeellaha Dhexe

War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu
Ad
Previous articleSafaraada Mareykanka ee Soomaaliya iyo Waliilka QM oo wada Dadaalo Ku saabsan Khilaafka
Next articleDowlada Somaliya oo u jawaabtay Hadalka Madaxweynaha Puntland