Duqeymo diyaaradeed oo aad u culus ayaa Aroor hore ee Saakay ayaa laga fuliyey gudaha Magalada Camaara ee Koofurta Gobolka Mudug.
Illo-wareed muhiim ah ayaa tibaaxay in Guri ay leedahay Maamo lagu magacaabo Aamino jaamac oo hooy u ah Saraakiil sar sare oo muhiim ka ahaa dhanka Alshabaab ayaa guud ahaan dhulka lala simay.
Dhimasho iyo dhaawacyo badan ayaa la wariyay in xiligaan ay ka gurayaan Guruga dhulka lagu daray waana khasaarihii ugu badnaa oo AS ka soo gaaray duqeyn diyaaradeed.
Illo-wareedkaan ayaa sheegaya in AS ay xireen dhammaan Waddooyinka soo gela goobta duqeynta ay ka dhacday kaddib markii xubnihii ugu badnaa la geeyay halkaan.
Duqeymo dhowr ah oo laga fuliyay gudaha Dalka ayaa sidaan oo kale AS ay ka soo gaareen khasaara xooggan, sidoo kalena waxaa duqeyn lagu dilay hoggaamiyaashooda hore.
Maxkamadda Darajada 1aad ee gobolka Nugaal ee maamulka Puntland, ayaa maanta xukun adag oo xabsi ah ku riday nin oday ah oo lagu eedeeyay in si sharcidarro ah suuq dhaxdiisa
Waxaa laga cabsi qabaa in dagaal cusub uu ka dhex qarxo dowladaha Ereteriya iyo Itoobiya, kuwaasoo maalmihii u dambeeyay ciidamo ku daabulayay deegannada u dhow xadka ay wadaagaan. Madaxweyne ku
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xalay ku booqday isbitaalada Xooga dalka iyo isbitaalka Erdogan dhaawacyada Ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka ee ay waxyeelladu ka soo gaartay dagaalka lagula
War saxaafadeed kasoo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka ay fuliyeen howlgal duqeyn ah oo si gaar ah loo qorsheeyay, kaas oo lagu