Home Wararka Maanta Gurey Cabdi inkir oo lagu Dilay Degaanka Dalsan oo Hoostaga Degmada Caabudwaaq

Gurey Cabdi inkir oo lagu Dilay Degaanka Dalsan oo Hoostaga Degmada Caabudwaaq

0

Marxuum Gureey Abdi Inkir, ayaa Caawa Lagu Dilay Degaanka Dalsan ee Hoostaga Degmada Caabudwaaq.

Maleeshiyaad Hubaysan ayaa Dilay Marxuumka oo kasoo Jeeda Degaan ahaan Degmada Cadaado.

Marxuumka Ladilay Ayaa Ka Mid ahaa Dadka reer Guuraaga ah ee U naq Raacay Degaanada Hoostaga Degmada Caabudwaaq .

Maleshiyaadka Dilka Gaystay aya Ka baxsaday Goobta Dilkaan ayaana La xariira anooyin Qabiil oo.Mudo kasoo Tagnaa Deganadaas.

Ad
Previous articleCadaymo La Helay oo Muujinaayo Ciidamada Soomaalida Oo Xasuuq Ba’an ka Gaystay Gobalka Tigrey ee Ethopia
Next articleDeg Deg Dilal ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo iyo Maydad lasoo Helay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here