Home Wararka Maanta Gudoomiye Sacdiyo Yaasiin Xaaji oo Maantay kulan La qaadatay Culumada Soomaaliyeed Xili...

Gudoomiye Sacdiyo Yaasiin Xaaji oo Maantay kulan La qaadatay Culumada Soomaaliyeed Xili Dhawaan Culumo badan bayaan kasoo Sareen(Sawiro)

0

GUDDOOMIYE KU XIGEENKA KOOWAAD EE GOLAHA SHACABKA OO KULAN LA QAADATAY CULIMA’UDIINKA SOOMAALIYEED

Muqdisho December 02,2022, Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta kulan la qaadatay qaar ka mid Culima’udiinka Soomaaliyeed kuwaas oo kala hadlay arrimo si been abuur ah loogu faafiyay Baraha Bulshada.

Guddomiye Sacdiyo Yaasiin ayaa Culimadda uga mahadcelisay sida ay u soo ajiibeen kulankeedi ayaa waxa ay Bulshada iyo Cumimadda Soomaaliyeed uga jawaabtay Khudabadii ay ka jeedisay daah-furka ol’olihii 16-ka maalmood ee Tacadiyadda ka dhanka ah ee Haweenka & Carruurta, ayaa xustay hadaladii baraha Bulshada la wareejinaayay iyo mowduuca ay ka hadleysay aan aheyn mid hal meel u wada socda.

Ugu dambeyn Guddoomiye Sacdiyo Yaasiin ayaa Bulshada Soomaaliyeed u sheegtay in aan wada ilaalino Shuruucda dalka iyo in meel loogu soo wada jeesto tacdiyada loo geeysto Haweenka iyo Carruurta yaryarka ah, waxaana ay markale adkeeysay in laga wada shaqeeyo mid nimada iyo ilaalinta diinteena Suuban.

 

Dowlada Maraykanka oo shan milyan oo dollar ku raadinaya xogta haweeney Soomaaliyeed oo katirsan Daacish

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay bixinayso abaalmarin lacageed oo gaaraysa illaa $5 milyan, oo la siinayo cid kasta oo keenta xog lagu soo qaban karo haweeney lagu magacaabo Khadra Ciise,

Maamulka Somaliland oo Dowlada ku eedeeyay Dagaal ka dhacay Gobolka Sanaag

Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay dagaalkii shalay ku dhexmaray ciidamadeeda iyo kuwa SSC-Khaatumo deegaanka Dhuumadare ee gobolka Sanaag, ayaa sheegtay in uu qarxay kadib markii maleeshiyaad ay taageerto Soomaaliya ay

Ciidanka Puntland oo saakay weerar ku qaaday firxadka kooxda Daacish ee Calmiskaad

Ciidamada difaaca Puntland ayaa saakay weerar dhowr jiho ah ku qaaday haraadiga kooxda Daacish ee ku dhuumaaleysanaysa buuraha Calmiskaad. Sida ay sheegeen saraakiisha ammaanka, weerarkan ayaa sababay khasaare soo gaaray

Dowlada Somaliya oo Sacuudiga kala hadashey Muwaadiniin ku Xiran Dalkaasi

Qunsulka dowladda Soomaaliya u fadhiya Magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Cabdweli Xirsi Cabdulle ayaa kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha Gobolka Najraan ee dalkaasi Amiir Jalawi Binu Cabdicasiis

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya oo Bogaadiyay Guulaha Ciidanka Dowlada

Wasiirka cusub ee Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa ku bogaadiyay guulaha muhiimka ah oo ay ka gaareen ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-shabaab. Wasiirka
Ad
Previous articleTurkiga Oo Qaab Casri Ah U Dhisaya Madaxtooyada Soomaaliya.
Next articleAlshabaab oo Xoog kula wareegay mid ka mid ah Koontraaladii laga Ilaalin jiray Magaalada Baydhabo