Home Wararka Maanta Gudoomiye Madoobe oo la Kulmay Guddigii uu u Magacaabay dhacdadii…..

Gudoomiye Madoobe oo la Kulmay Guddigii uu u Magacaabay dhacdadii…..

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta dhacdadii 07/08/2022 Ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha ayaa Guddiga Kula dardaarmay in ay kasoo tala bixiyaan fowdadii Golaha Ka dhacday kulankii 14aad ee Kalfadhiga 1aad ee Golaha Shacabka BJFS isagoo usheegay in ay warbixin dhameeystiran ka keenaan.

 

Ad
Previous articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Booqday Wershada soo saarta dharka Ciidamada (Sawiro)
Next articleWaa Kuma Shaqsiga Hogaaminaya Doorashada Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here