Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Galmudug, Gaashaanle Dhexe Cabdulaahi Abuukar Xassan oo guriceel kula hadley dhamaanba saraakiisha laamaha amniga ee Galmudug ayaa sheegay in isku dhacyadii Ciidamada dhex marey ee ka dhacey Guriceel iyo Dhuusamareeb loo ciqaabi doono saraakiisha Mas’uulka ka aheyd hoggaaminta Ciidamada dagaalamey.
Gudoomiye Cabdulaahi Dheere ayaa ciidanka amniga farey in qolo walba lagu tix-galiyo howsha gaarka u ah ee ay masuulka kaga tahay qaranka.
Ad